Kushubasho Fudud
1. Riix *141* geli Pin Number aad xogatay # Ok
Ogaanshaha Lacagta kuugu jirta
1. Riix *142*# Riix Ok
Ku Shubid Lacag Mobile Kale(Pre-paid Only)
1. Qor *143* geli Pin Number aad xogatay*
2. Geli number-ka mobile-ka aad ku shubayso
Riix # Ok
Xawilaad Qayb Lacagtaada ka mid ah
1. Qor *144* geli Mobile numbarka ka dibna *
2. Geli cadadka lacagta aad xawileyso # Ok
N.B. Waxaad diri kartaa intad doonto
Ogaanshaha Mobile Numbarkaaga
1. Riix *145 *# Riix Ok (Prepaid haduu yahay oo keliya)
Sida loo isticmaalo voice-mail-ka
1. Riix 555 Ok sug ilaa call-kaga laga aqbalo ka dib Riix *
2. Ka dib geli Security code 1234, ka dib dhegeyso farriimaha
3. Riix 8 kadibna dhageyso tilmaamaha si aad u doorato qaybta aad rabto
4. Riix 4 si aad u duubto fariintaada,Riix 9 si aad save-gareyso
fariintaada ugana baxdo
5. Riix 7 si aad u dhageysto fariintii aad duubtay
Sida loo dhageysto voice-mail-ka
1. Riix 555 Ok sug ilaa call-kaga laga aqbalo ka dib Riix *
2. Ka dib geli Security code 1234, ka dib dhegeyso farriimaha
Riix 7 si aad u dhageysato fariintii laguu duubay
Riix 3 si aad u tirtirto fariintii aad dhegeysatay
faahfaahin dheeri ah la xiriir # 216414 , 270000
Sida loo Isticmaalo Fixed Dialing
1. Riix ok, ka dibna setting, ka dibna security settings
2. Fixed Dialing Ok
3. Dooro On ka dibna geli pin2 (Xirid) ama off geli Pin2 Furidda
N.B. kala duwanaanta Mobiles-ka ayay ku xiran tahay features-kana
Pin1_________ Puk1________________
Pin2_________ Puk2________________
Fixed Line
Qaabka isticmaalka Land Line prepaid voucher-ka
1. Xog kaar lambarka
2. Garaac lambarka 807060 dhageyso tilmaamaha
3. Geli lambarka aad xogatay
4. Dhegeyso xisaabtaada cusub
5. Wac halka aad doonaysid.
For Customer Service Purposes
Every Hour on the Hour
We are availiable at your Convenience